Olole dhalinyarada Shaqo iyo Sportiga loogu jiheynayo oo Muqdisho ka furmay
Ururka Dhalinyarada Soomaaliyeed ee SYL 2 oo ah dallada dhalinyaro ee ugu weyn dalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ka wada barnaamij loogu tala galay in si cilmiyeysan hubka looga dhigo dhalinyarada taa badalkeedana loogu abuuro shqooyin laguna baro isboortiga.
Barnaamijkan oo ka soconaya magaalada Muqdisho ee dagaaladu burburiyeen ayaa waxaa loogu ... Read More
Ronaldinho oo dib looga Yeeray Xulka Brazil
Tababaraha Xulka Brazil Mano Menezes dib ugu yeeray Ronaldinho inuu qeyb ka noqdo xulka oo bisha soo socota ciyaar saaxibtinimo kaga hor imaanaya xulka Argentina.
Ronaldinho, oo iminka u ciyaara AC Milan ayaa boos ka waayay ciyaarihii xulkiisa ee koobka adduunka isagoo aan wax dhiirigelin ka helin tababarihi hore ee Dunga, ... Read More
UEFA oo ku Abaalmarisay 3-0 Xulka Italy Kulankii Serbia
UEFA ayaa ku abaalmarisay Italy 3-0 inay ku guuleysatay ka dib kulankoodii isreebreebka Euro 2012 oo ay kaga horyimaadeen Serbia ee ka dhacay Genoa kasoo rabshado darteed hakad u galay, waxaana Serbia labada kulan xiga ee lagu ciyaarayo hoygooda ciyaaraysaa taageero la` aan 'Albaabada u xiran'.
Kulankii 12 October wuxuu dib ... Read More
Bahda Sportiga Manchester oo matiqaaday cayaartoydii hore ee ku bahoobay ururka SSAUK
Maalinimadii axaddii aynu soo gudubnay ayaa waxaa magaalada Manchester ee dalkan UK booqasho ku tagay qaar ka tirsan guddiga iyo xubnaha ururka SSAUK oo ay ku midaysan yihiin qaar badan oo ka mid ah cayaartoydii hore ee dalka ayagoo martiqaad ka helay maamulka iyo xubnaha kooxda OLD BOYS oo ay ... Read More
Xaflad lagu caleemo saaraayey Gudiga Mideynta Qurbajoogta Isboortiga Soomaaliyeed UK oo lagu qabtey Magaalada London.
October 27, 2010 - QOL - LONDON 27/10/2010: Xaflad si weyn loo soo agaasimey islamarkaana lagu caleemo saaraayey Gudiga Mideynta Qurbajoogta Isboortiga Soomaaliyeed ee United Kingdom ayaa lagu qabtey Masti Banqueting oo ku yaal Galbeedka magaalada London.
Waxaa xaflada ka soo qayb galey marti sharaf si weyn looga yaqaan magaalada London, ... Read More
Garsoorayaasha K/Cagta oo Imtixaan Maray
Ilaa iyo 30 ka tirsan garsooreyaasha heerarka kala duwan ee kubada cagta dalka Soomaaliya ayaa maanta maray imtixaanka loo yaqaano Cuper Test-ga ee lagu tijaabiyo awooda wax qabad iyo caafimaadka garsooraha.
Ka hor intii aanu imtixaanku bilaaban ayaa guddoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Mudane Saciid Maxamuud Nuur (Mugaanbe) waxaa uu ... Read More
Elman oo ku Guuleysatay Tarankii Nabada
MUQDISHO:Naadiga kubada cagta ee Elman ayaa maanta ku guuleystay tartankii dib usoo nooleynta nabada Soomaaliya oo todobaadyadii lasoo dhaafay ka soconayay garoonka dugsiga Tababarka Booliska ee magaalada Muqdisho.
Cayaarta oo ahayd mid aad u adag ayaa waxaa usoo daawasho tagay dad weyne aad u farabadan oo kala taageerayay labada kooxood, waxaana ... Read More
Horyaalkii 26aad ee Ciyaaraha Fudud oo Furmay
MUQDISHO: Horyaalkii 26-aad ee Ciyaaraha Fudud ayaa waxaa ka furmay garoonka dugsiga sare Booliska ee magaalada Muqdisho, waxaana lagu wadaa inuu socda 25-30/10/2010 iyadoo lagu tartamayo qeybaha kala duwan ee ciyaaraha fudud sida boodada hoose iyo oradka.
Xafladda furitaanka oo ay ka soo qeybgaleen mas`uuliyiin kala duwan ayaa waxaa halkaasi ... Read More
GO’AANKA GUDDIGA ODOYAASHA ISBOORTIGA UK
Kadib markii Guddiga Odoyaasha Isboortiga UK, isku dayeen in ay
wax ka qabtaan khilaafka ka dhex jira Somali Week iyo SSAUK, oo ka
wada tirsan Ururada qabta ciyaaraha isboortiga London, asagoo isu xilsaaray:
1 . In xal loo helo isku aadinta ciyaaraha waqtiga kuleelaha oo ay kala
qaybsadaan labada Urur ee Somali Week ... Read More
Rooney oo Heshiis Cusub u Saxiixay Man United
Wayne Rooney ayaa sameeyay dib usoo rogaal celin naxdin leh, waxaana uu ogolaaday inuu qanadaraas shan sano u saxiixo Manchester United, maalmo kadib markii uu sheegay inuu kooxda ka tagayo.
Horaantii toddobaadkan, ayaa 24 jirkaasi waxa uu sheegay inuu walaac ka qabo awooda kooxda Man Utd, sidaa darteedna uu u qaatay ... Read More














