Xulka gobolka Bari ayaa galabta u soo gudbay wareega Final-ka
Xulka gobolka Bari ayaa galabta u soo gudbay wareega Final-ka ee gaba gabada tartanka ka soconaya magaalada Garowe ,ka dib markii ay ka bidiyeen xulka gobolka Jubada Hoose.
Labada kooxood ee kulmay ayaa labaduba muujiyay ciyaaro aad u wanaagsan,hase ahaate gobolka Jubadda Hoose ayaa u muuqday mid looga awood roonaa ciyaartii ... Read More
GAROWE ATLANTA: Maanta waxa mar kale furmay Taariikh waqti badan laga sheekeyn doono
GAROWE ATLANTA: Maanta waxa mar kale furmay Taariikh oo waqti badan
laga sheekeyn doono, Taariikh shucuurta Ummadda Soomaaliyeed u ifisay yididiilo iyo in la dareemo in ay soo bidhaantay Nabadii waqtiyadda badan la saadaalinaayey, waxa afarta gees ka guuxay Ummada wada jilbeysan oo ku qeylineysay Magaca Halyey Cabdi Bile Cabdi ka ... Read More
Halyeey Cabdi Bile Cabdi oo Maanta Ka Soo Degay Garoonka Diyaaradaha ee Garoowe iyo Gobolka Banadir oo ka guuleystay gobolka Nugaal
Ciyaartii galabta dhacday ayaa waxa ay dhexmartay xulalka Nugaal iyo Banaadir ,waxaana ay ahayd mid lagu macsalaamaynayay wajiga Semi Final-ka looguna gudbayay Final-ka koobka ka soconaya magaalada Garowe ee caasimada Puntland.
Kulankii dhexmaray labadan kooxood ayaa ahaa mid aad u xiiso badan ,isla markaana waxaa labada kooxood ay soo bandhigeen ciyaaro ... Read More
Gobolada Bari iyo Jubada Hoose oo u Soo Baxay Wareega Semi Final-ka?
Xulalka kubadda cagta ee gobolada Bari iyo Jubadda Hoose ayaa maanta
usoo baxay wareega afarta kooxood ee Semi Final-ka.
Ciyaaraha ka dhacay maanta garoonka kubadda cagta ee Mire Awaare ayaa
gunaanad u ahaa wareega Quarter Final-ka ama 8-kooxood.
Bari Vs Baay
Ciyaartaan oo ahayd tii kowaad ayaa ahayd ciyaartii ugu xiisaha
badnayd ee maanta,waxaana ay labadaan ... Read More
Gobolada Nugaal iyo Banaadir oo u Soo Baxay Semi Final-ka Ciyaaraha Gobolada
Waxaa gebi ahaanba maanta ciyaarihii gobolada ka harey oo galbaday ciyaaryahanada xulalka kubada cagta ee gobolada Mudug iyo Hiiraan, kadib guuldaro soo wajahday.
Xulka kubada cagta gobolka Nugaal ayaa ciyaar xiiso badan oo uu la qaatey xulka kubada cagta ee Mudug waxaa uu kaga badiyey 2-1 oo ay guusha ku raacdey ... Read More
Baay iyo Jubadda Hoose oo Iska Reebay Sanaag iyo Galguduud?
Waxaa maanta lasoo afmeeray wejiga kowaad ee koobka ciyaaraha gobolada
Soomaaliya ee kasoconaaya magaalada Garoowe.
Afar goboll oo ku jira Group-ka u dambeeya ee Group D ayaa maanta wada
kulmay,waxaana kasoo baxay labo koox oo u gudbay wareega 8-kooxood.
Baay Vs Galguduud
Xulka gobolka Baay oo lahayd hal dhibic kuna jirtay kaalinta u
dambeeysa ee Group-kaan ... Read More
tababare Shiikha: soo noqosho wacan?
Qado sharaf si aad ah loo soo agaasimay ayaa maalinimadii Axadda ahayd oo ku beegnayd 12/19/2010 lagu qabtay makhaayadaa caanka ah Marine Grill ee ku taalla Nort East Minneapolis ,Minnesota. Qadadaasi ayaa ujeedadeedu waxaa ay ahayd in lagu soo dhaweeyo Cabdulqaadir Xaaji Daahir (Shiikha) Tababaraha xulka qaranka Soomaaliyeed ee wiilasha ... Read More
Bari iyo Sh.hoose oo u soo baxay wareega 2aad . Jubada Dhexe iyo Bakool oo haray .?
GAROWE Ciyaarihii Galabta oo ay wada ciyaareen Groupka C oo laba ka mid ah ay u
soobaxeen wareega labaad ayaa waxaa ciyaarii ugu horeysay waxaa wada yeeshay
labada Xul ee Jubada Dhexe iyo Bakool oo iyagu aan wax rajo ah ka lahayn ciyaaraha
dambe sabatoo ah waa ay hareen oo waxaa Groupkan ka ... Read More
Xulalka kubada cagta ee gobolada Banaadir iyo Mudug ayaa ka soo baxay groupka – B
GAROWE Ciyaaro aad u adag ayaa maanta dhexmaray xulalka kubada cagta
ee gobolada Sool iyo Mudug, Banaadir iyo Gedo, kuwaasi oo ciyaarahoodu
ay ku soo gabagaboobeen guul iyo guuldarro.
GAROWE Ciyaaraha galabta dhexmaray Group-ka B, waxaa qeybtii hore is
arkey xulalka kubada cagta ee Sool iyo Mudug, kuwaasi oo ciyaartoodu
ay ku soo gaba gabowday ... Read More
waa shirjaraid uu qbatay gudumiyaha kuxigenka xiriirka c/rashid xasan xirsi baki?
GAROWE Gudoomiye Ku Xigeenka xiriika Kubada Cagta Soomaaliyeed Ahana Madax suuqa gaynta Xirka Kubada cagta soomaaliyeed Md C/rashiid Xasan Xirsi Bakin
Ayaa sheegay inuu Ka coda Saday shirkada Xawaalada Amal exprees in ay ka qayab qaadato Ciyaarah Gobalada Dalka soomaaliya ee ka socad magaalada Garoowe ee caasumada puntland
Gudoomiyah ayaa sheega in ... Read More














