Kooxdan oo lagu magacaabo comsed international waxaa la,aas aasay
sanadku markuu ahaa 1995 waxaana laga aas,aasay magaalada gaalkacyo
waxaana aas,aasay oo mulkiile ka ah dhakhtar wayn oo lagumagacaabo
Dr,C/qaadir Maxamed jaamac (dhago cade) Kooxdan oo ah koox aad loomaal
galiyo waxay leedahay garoon wayn oo ugooni ah ,meelo ay ciyaartoydu
kujimicsato marka ay banooni soo dheesho ama ay soo almiitayso waxay
kale oo leedahay xarun wayn oo ay kooxdu iskugu timaado hool wayn oo
ay ku shirto dhinaca koobabka kooxdu waa kooxda ugu guulaha badan
puntland waxayna ilaa hada qaaday 14 koob oo ay ku kala qaaday dhamaan
gobolada puntland xaga tayada ciyaartoda waa koox ciyaartoydeedu aad
utayo fiicantahay dhinac banooni iyo dhinac akhlaaqba sidookale kooxdu
waxay leedahay funaanad iyo qalab sports oo ugooni ah waxaana qalabka
looga keena magalada roma ee dalka talyaaniga halkaas oo mulkiilaha
kooxdu xarun kuleeyahay kooxda waxaa umacalin ah macalin haysta
shahaadada FIFA oo simnaaro caalami ah iyo aqoon korarsi badanĀ  kusoo
qaatay dibada wadanka laguna magacaabo ilyaas cabdi nuur dhinaca kale
xiriirka kubada cagta ee soomaliya mar ay yimaadeen deeganada puntland
kooxda waxay u aqoonsadeen koox ka mid ah kooxaha heerka koowaad ee
soomaaliya waana kooxda kaliya ee puntland ay ka xusheen xiriirku
kooxdu waxay safaro ku tagtay dhamaan gobolada puntland iyo gobolo ka
mid ah somaliland waxayna hada rajaynaysaa safaro ay ku aado wadamada