Koob kubadda cagta oo lagu qabtey magaalada Manchester
Waxaa magaaalada Manchester ee caasimada waqooyiga England lagu qabtay tartan loogu magac daray labo halyey oo isboortiga Soomaaliya magac weyn ku lahaa sida FIFA REFEREE Abdiqadir ibraahim Cadaay & FOOTBALL LEGEND Ahmed Sheego Bishaar.
Koobkan loogu magac daray ayaa labada halyey ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Naadiga weyn ee WPSC-Manchester ... Read More
Banadir-Savana clash ends in 0-0 draw
In what was described as the most populous match, since Somalia’s 2010-2011 football championship recommenced in Mogadishu a week ago, either the defending champions ‘Banadir Telecom’ or its Savana rivals were unable to win in a very competitive game on Friday afternoon.
Banadir telecom lost to Somali police-owned club ‘Heegan’ last ... Read More
SITT humiliates Horseed by 4-0
The Daalo Airlines-owned Football club of SITT on Tuesday afternoon humiliated the Somali military football club "Horseed" by 4 goals to nothing during a very populous football game hosted at the political science university stadium in the government-controlled side of the capital Mogadishu.
Tuesday’s game which was the 3rd match of ... Read More
Elman oo 1-0 kaga badisay Savana
Iyadoo garoonka kuliyada siyaasada ee magaalada Muqdisho uu si xiisa leh uga soconayo tartanka horyaalka kubada cagta dalka Soomaaliya ee kooxaha heerka 1-aad xili cayaareedka 2010-2011 ayaa nadiga Elman waxaa uugalabta cayaar adag la yeelatay naadiga Savana.
Cayaartan oo aad u adkeyd kumanaan ruuxna ay usoo daawasho tageen ayaa waxaa ay ... Read More
Mudane Cumar Dhagawayne oo loo aqoonsadey shaqsiga sanadka Soomaalida degan dalka Finland 2010
Mudane Cumar Dhagawayne oo loo aqoonsadey shaqsiga sanadka Soomaalida degan dalka Finland 2010
Xaflad heer sare ah oo ay soo qabanqaabiyeen uruurka Isboortiga iyo Dhaqanka Soomaalida Finland oo lagu qabtey magaalada Helsinki ayaa lagu gudoonsiiyay mudane Cumar Axmed Jaamac ‘’ Cumar Dhagawayne’’ shahaado sharafka shaqsiga sanadka Soomaalida degan dalka Finland 2010.
Mudane ... Read More
Kooxda Kubadda Koleyga Heegan oo Hanatay Koobka Jen. Daa`uud?
MUQDISHO: Koobka koobabka ee Jen. Daa`uud ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho iyadoo ciyaartii kama danbaysta ay isugu yimaadeen kooxaha Heegan iyo Dekedda, 61-52 waxa ay guusha ku raacday kooxda Heegan.
Ugu waxaa ciyaartoyda labada kooxood la hadlay Guddoomiyaha XSKK Ibraahim Xuseen Cali wuxuu kula dardaarmay inay muujiyaan ciyaar wanaag ... Read More
Xaflad qurux badan oo lagu soo xirey koobkii qaboobaha ee Helsinki Cup 2011
Waxaa lagu qabtey xaflad si wanaagsan loo soo agaasimay magaalada Helsinki oo lagu sagootinayey kooxihii ka soo qayb galey koobka dhalinyarada cuslaatey ee ku nool dalalka Yurub islmarkaana lagu abaalmarinayay kooxihii ka soo qayb galey sanadkaan.
Ugu horeyntii waxaa halkaasi ka Hadley Gudoomiyaha SOCUS mudane Imad iyo xogayaha ururka Qooje, Jeyte, ... Read More
Tartanka cayaartoyda cuslaatay ee Yurub oo lagu soo geba-gabeeyay wadanka Finland
Wadanka Finland waxaa ka dhacay tartanka cayaartoyda cuslaatay ee Yurub ee 2011 oo sanad walba bisha Janaayo lagu qabto magaalada Helsinki oo ah caasimada wadanka Finland. Tartankan ayaa socday mudo labo maalmood ah oo kala ah 14 - 15.01.11.
Tartanka cayaartoyda cuslaatay ee Yurub oo ahaa kii shanaad ee dhaca, ayaa ... Read More
Kooxda Kubadda Koleyga Dekedda oo Final Xaqiijisay
MUQDISHO: Koobka koobabka ee Jen. Daa`uud oo galay ugu danbeeyay waxaana ciyaar Semi-Final ah oo aad u xiiso badan isaga horyimid kooxaha Dekedda iyo Plasma University. 61-49 waxay guusha ku raacday kooxda Dekedda oo sidaas Final kula istaagtay Heegan.
Ciyaartan oo aad u xiiso badnayd ayaa waxay labadan kooxood ku soo ... Read More
Bahda Sports London oo hambalyo u diray xulka Banaadir iyo xiriirka kubada cagta
Waxaa magaalado London ee cariga dalka ingariiska ka dhacday xaflad si
heer sare ah loo soo agaasimay eyna ka soo qeyb galeen inta badan
bahda sportiga ee ku nool magaalada London gaar ahaan sout west London
iyo odayaal caan ka ah sportiga soomaaliyeed kana yimid west London ,
xaflada ayaa waxaa soo qaban qaabiyay ... Read More














