Manchester City oo qaadatay ciyaartooy Soomaali ah.
Xulasha lagu xulanayey da’yarta soomaaliyeed ayaa qayb-teedii koowaad ee sanadka 2011 ka bilaawday waqooyiga dalka Britain, xulashadan oo lagu qabto 2jeer sanad walaba magaalada Manchester si loo helo da yar soomaaliyeed oo mustaqbal fiican ku yeesha ciyaaraha kubadda cagta ayaa waxaa si habsami ah u qaban qaabiya naadiga weyn ee ... Read More
Xoghayaha XSKK,Eng. Baana Macalinka Xulka Qaranka K/K, Shiiqa iyo Halyeyga Sporti Macalin Bruno oo faah faahiyay Khilaafka G.O.S iyo XKKS. ee dhaliyay 40,000$.
Inkastoo khilaaf xoogan uu Muddooyinkaan ka dhex taagnaa xubno ka tirsan Xiriirka Kubada Koleyga Soomaaliyeed iyo Guddiga Olompikada Soomaaliyeed ee GOS kaasi oo sababay in fursad dahabi ah laga baajiyo Ciyaartoyda, Macalimiinta, iyo Sharafta Calanka Soomaaliyeed ayaa waxaa Arrinka muranka dhaliyay si wada jir ah u faah faahiyay Xubno ka ... Read More
Somali NOC president supervises athletics coaches attending int’l course in Djibouti
The president of Somali National Olympic committee Aden Hajji Yeberow on Wednesday visited 15 Somali Athletics coaches attending a week-long IAAF level training course in Djibouti, as kind of presidential encouragement.
“As president I am very happy to tell you that I am jubilant at how responsibly you are undergoing your ... Read More
Djibouti lost Football expert.
Djibouti’s Football Federation has announced that a football expert and long time executive committee member Jibril Ismail Nur has died at a hospital In Belgium where he was taken for treatment.
Deputy Secretary General Suleyman Waber said in an emailed press statement on Thursday that due to severe health problems Mr. ... Read More
Mudo labaatan sano ayaa laga joogaa inta aan lagu ciyaarin kubada kolayga gobolada dhexe iyo puntland
Waxaa mudo labaatan sanaa aan Gobolada Dalka Puntland & Gobolada
dhexee ee dalka soomaaliya aan laga ciyarin kubada Kolayga ama
baaskitka waxaana ciyartaasi ay maantey ka dhacdey goroonka dugsiga
sare ee cumar samatar waxaana soo agaasimay Naadiga Komsed oo kadhisan
Gobolka Mudug Gaar ahaan Gaalkacyo.
Ciyaaratan oo aad uxiisa badnayd kana soo qayb galeen dadweyne
&ardeyda ... Read More
C/qani Jeenyo oo loo magacaabay la-taliyaha Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya ee Arrimaha Dhalinyarada iyo Isboortiga
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa xil la-taliyenimo u magacaabay C/qani C/llaahi Hilowle (C/Qani Jeenyo) oo ah Guddoomiyaha Dhallinta cusub Dhaqanka iyo Isboortiga (NGSC).
Ra’iisal Wasaaraha ayaa C/qani Jeenyo u magacaabay la-taliyaha Ra’iisal Wasaaraha ee Arrimaha Dhalinyarada iyo Isboortiga, waxaana lagu doortay sida ku xusan Dikreetada lagu ... Read More
wasiirka shaqada iyo shaqaalaha iyo dhalinyarada sports ee puntland
Garoowe Wasiirka Cusub ee Wasaarada Shaqada,Shaqaalaha,Dhalinyarada &
Isboortiga dawlada Puntland Mudane,Cabdiweli Xirsi Cabdulle
(Indho-Guran) ayaa maanta soo bandhigay qorshaha u qorsheysan boqolka
Beri ee socota kaas oo ah kii ugu balaarnaa ee abid wasaaradaas lagu
hormarinayo islamarkaasna boorka looga jafayo Wasaarada Shaqada &
Shaqaalaha Puntland oo imika kamid ah Wasaaradaha ugu hoosaysa marka
la eego dhanka ... Read More
Elman oo 4-0- ku kala jebisay Heegan
Kooxda Kubada Cagta Elman ayaa 12 dhibcood hogaanka ugu qabatay horyaalka heerka 1-aad ee kubada cagta dalka Soomaaliya kadib markii ay galabta 4-0 ku kala jebisay Kooxda Heegan cayaar aad u adkeyd oo ka dhacday garoonka Jaamacada ee magaalada Muqdisho.
Cayaartan ayaa lagu tilmaamay tii ugu adkeyd tan iyo intii tartanku ... Read More
Muqtaar iyo Shidanihii Horseediyo Shaarkeey ma dheelaan? gabay xiisa leh
Axmed Maxamuud Cabdalla (Tigana) waxa uu ka mid yahay xubnaha ugu firfircoon bahwaynta sport ga ee dalkan UK gaar ahaan magaaladan London isla markaana waxa uu ku caan baxay ama ay bahdani aad ugu yaqaanaan gabayo iyo hadal murtiyeedyo aad u qiima badan oo uu dhawaanahan ka tiriyey goobo dhawr ... Read More
Koobka kooxaha da’yarta Soomaaliyeed oo ka furmay Galbeedka magaalada London.
Waxaa Galbeedka magaalada London garoonka weyn ee ‘’The Pavelion ‘’ oo ku yaal xaafada Stone Bridge si rasmi ah looga furey koob loogu magac darey koobka Somaliweek U16 London, waxaana koobkaan ka qayb galaya ilaa 4 kooxood, kuwaasoo kale ah:
Harrow FC.
London Stars FC.
Hill Top FC
Warsa FC
Koobkan quruxda badan islamarkaana muhiimada ... Read More














