Hambalyo dhalasho (Bahda sportiga soomaaliyeed ee wadanka Finland)? 29.03.2011
Bahda sportiga soomaaliyeed ee ku nool wadanka Finland waxay hanbalyo u dirayaan Maxamed cali (Yaanyo) oo ah mid ka mid ah odayaasha bahda sportiga soomaaliyeed ee wadanka Finland, isla markaana ah Rugcadaa sport ahaana ex- xogayaha kubada laliska soomaaliyeed oo shalay oo ay taariiqdu ahayd 29.03.2011 Gabar ugu dhalatay wadanka ... Read More
Elman humiliates Supper shell by 6-2
Elman football club which plays in Somalia’s division one soccer championship on Monday humiliated its Supper Shell rivals by 6-2 during a clash that took place at the political science university stadium which is currently hosting the competition.
In the 27th minute of the first half Elman’s striker Sa’ad Saleh Hussein ... Read More
Roberto Mancini oo dib ugu yeertey Cabdisalaam Ibraahim
Ciyaaryahan Cabdisalaam Caddaay oo loan ugu maqnaa kooxda Scunthorpe United ayaa dib ugu soo laabtey kooxdiisii kadib markii macalinka kooxda Man City macalin Mancini ay la soo daristey culeys dhawacyado badan oo soo gaarey ciyaaryahanadiisa.
Cabdisalaam Ibraahim ayaa dib ugu soo laabtey magaalada Manchester islamarkaana dib ula bilaabey tababarka kooxda koowaad ... Read More
Guddoomiyaha Isboortiga MN oo safaro ugu ambabaxay Europe iyo Afrika
Madaxa guddiga sare fulinta ee ururka horumarinta dhallinyarada Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota ,Somali Youth Development Organization in Minnesota (SYDOM) ahna guddoomiyaha guddiga isboortiga ee gobolka Minnesota Mudane Cabdi Cali Macallin ayaa safaro ugu ambabaxay wadamada ingiriiska iyo Kenya oo ku yaalla Europe iyo Afrika.
Casho sharaf lagu sagootinayay guddoomiyaha ayaa lagu ... Read More
wasiir ku xigeenka shaqada iyo shaaqalaha iyo ciyaaraha ee puntland cismaan cawad
Wasiirka shaqada iy shaqalaaha ciyaaraha cismaan cawad ayaa boqasho ku
tagay Xarunta nadiga comsed waxana halkas ku sodhaweyay mamulka nadiga comsed oo ugu horeeyo mulkiilaha nadiga c/qaadir maxamud jamaac dhagacaade iyo Gudoomiyaha nadiga comsed cabdiqani carabey halkas uu ku arkay dhamaan Nadiga wax qabadkooda iyo hormarkooda wuxun aaad iyo aad ugu ... Read More
Somali soccer championship 2nd leg resumes in Mogadishu
After one week of rest, Somali Football Federation has on Friday resumed in Mogadishu the second leg of the country’s division one football championship with the Somali Police club ‘Heegan’ defeating Banaadir telecom by 1-0 in the opening match of the second leg.
The Somali Football Federation President Mr. Said Mahmoud ... Read More
Soomaaliya oo guuldarro kala kulantay xulka Masar.
Nyayo National Stadium magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa si rasmi ah ugu furmay Tartanka Isreeb-reeb kubadda gacanta ee All African Games, Iyadoo xulka Soomaaliya oo tartanka ka qeybgalaya ay guuldaradii koowaad kala kulmeen xulka Masar oo 58-5 ugu awood sheegtay Soomaaliya.
Xulka Masar oo si weyn ugu caan ah ciyaartan ... Read More
Tababare Axmed Daahir oo lagu soo dhaweeyay Minnesota
Xaflad si aad ah loo soo agaasimay , laguna soo dhaweynayay Tababare/ciyaaryahankii hore ee xulka qaranka Soomaaliyeed ee kubadda koleyga, Axmed Daahir Axmed ayaa lagu qabtay makhaayadda marine Grill oo ku taalla NE,magaaalada Minneapolis ee dallkaasi Maraykanka. Tababare Axmed ayaa isagu muddo 4 bilood iyo bar ah safar ugu maqnaa ... Read More
Kooxda K/Koleyga Dekedda oo Diyaargarow Galay
MUQDISHO: Kooxda Kubadda Koleyga Dekedda ayaa diyaargarow xooggan ugu jira ka qeybgalka ciyaaro saaxibtinimo oo ay ugu ambabaxaan dalka Jabuuti.
Ciyaartoyda Kooxda Dekedaha ayaa iminka la geliyay xero Tababar oo ku taala Dekedda weyn ee magaalada Muqdisho, waxayna maalmihii la soo dhaafay wadeen ciyaaro saaxibtinimo iyo Tababaro isdaba joog ah oo ... Read More
Elman oo horay u socodkii laga hakiyay
Kooxda Horyaalka difaacaneysa ee Banaadir Telecom ayaa galabta oo Jimco ah waxaa ay 1-0 ugu awood sheegatay kooxda Elman oo iyaduna hada horyaalka hogaamineysa. Guul daradii galabta ayaa ahayd tii ugu horeysay ee Elman ay la kulanto tan iyo intii horyaalku dib u furmay 21-kii Janaayo.
Cayaartii galabta ayaa labada kooxoodba ... Read More














