Goolka com. Waa Hoyga Sportiga Somaliya

  • Home
  • About
  • Contact Us
  • Netxidh Hosting
  • SOCUSRY
You are here : » Archives for April 2011
  • Login
    • Login
    • Site Admin
  • BBC&VOA
  • Somali Link
    • Cayaaraha
    • cayaarahadunida
    • CayaarahaSwedan
    • Ciyaaro
    • Deeyoo
    • Isboorti
    • Kubadda
    • Somali Week
    • Somaliinfo
    • Somalisc
    • Somsports
    • sspamedia
  • Somali football History

ganaax cayaartoy ka tirsan Elman oo dhawaan fal gacan ka hadal ah kula kacay garsoore

Published By goolka1 On Sunday, April 17th 2011. Under News    
ganaax cayaartoy ka tirsan Elman oo dhawaan fal gacan ka hadal ah kula kacay garsoore
XIRIIRKA SOOMAALIYEED EE KUBADDA CAGTA Date: 26/03/011 KU: Maamulka Naadiga Kubadda Cagta ee Elman OG: Guddiga Tartamada SFF   UJ: Ganaax Aadaab.   Tixraac ciyaartii dhex martay idinka iyo Naadiga Horseed, dhacdayna taariikhdu markey aheyd 17/04/011, kuna tirsaneyd Horyaalka 36aad ee heerka 1aad – 010/011, taasoo dhacday in laba ciyaaryahan oo ka tirsan kooxdiina oo kala ah: ... Read More

Adkeysi “Yusuf Cali waa sarkaal saraakiil wata Aniguse waxaan ahay 3 alifle dabley wataa”?

Published By goolka1 On Sunday, April 17th 2011. Under News    
Adkeysi “Yusuf Cali waa sarkaal saraakiil wata Aniguse waxaan ahay 3 alifle dabley wataa”?
Tababaraha kooxda kubada cagta Dekedaha ee ka qeyb galeysa horyaalka heerka 1-aad ee dalka Soomaaliya Maxamuud Ibraahim Absuge (Adkeysi) ayaa sheegay in barri uu cayaar adag la leeyahay kooxda Elma nee hada horyaalka Hogaamineysa laakin uu wac-dare halkaa ka muujin doono. “Macalin Yusuf Cali Waa sarkaal saraakiil wata aniguse waxaan ahay ... Read More

Banaadir- SITT clash ends in goalless draw

Published By goolka1 On Friday, April 15th 2011. Under News    
Banaadir- SITT clash ends in goalless draw
With Somalia’s 2011 first division soccer championship due to end in ten days time, the defending champions Banaadir Telecom on Friday drew with the Daalo Airlines-owned club ‘SITT’ in a hot game that attracted the attention of government and Somali sporting officials. Each team tried its best to accumulate the three ... Read More

Guuldarradii labaad muddo todobaad ah oo wiiqaday rajadii Elman

Published By goolka1 On Wednesday, April 13th 2011. Under News    
Guuldarradii labaad muddo todobaad ah oo wiiqaday rajadii Elman
Kooxda Kubada caghta ee Elaman oo ka mida kooxaha waaweyn ee dalka soomaaliya ayaa galabta waxaa ay si lama filaan ah ula kulantay guul darardii labaad oo soo gaarta mudo ka yar todobaad kadib markii kooxda Horseed ay uga adkaatay 2-1. Jabkan lama filaanka ah ee soo gaaray Elman  ayaa imaanaya ... Read More

Bahda Isboortiga Soomaaliyeed ee magaalada London oo xaflad taageero iyo dardaaran ugu qabatey Wasiir ku xigeenka Isboortiga iyo Dhalinyarada dalka Soomaaliya

Published By goolka1 On Monday, April 11th 2011. Under News    
Bahda Isboortiga Soomaaliyeed ee magaalada London oo xaflad taageero iyo dardaaran ugu qabatey Wasiir ku xigeenka Isboortiga iyo Dhalinyarada dalka Soomaaliya
Xaflad aad u ballaaran oo ay soo qaban qaabiyeen Ururada kala ah Somali International Football Association iyo Saleban Sports Foundation ayaa waxay ka dhacday magaalada London, ujeedada loogu tala galay ay aheyd in loogu hambalyeeyo islamarkaana laguna sagootinaayo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda dhalinyarada iyo Sportiga Mudane Ali Afgooye ayaa waxay ... Read More

Somalia remembers slain int’l soccer referee

Published By goolka1 On Saturday, April 9th 2011. Under News    
Somalia remembers slain int’l soccer referee
Somali Football Federation has concluded four-day long memorial events intended to remember former international assistant football referee Abdi Abdullahi Alasow who was killed by unidentified cruel assailants in Mogadishu just three years ago. The memorial service started with football games on April the 4th the same day that the former international ... Read More

Ciyaaryahankii heerka koowaad Cabdulqaadir Xuseen Xasan ”Carabey oo lagu soo dhaweeyay magaalada London

Published By goolka1 On Sunday, April 3rd 2011. Under News    
Ciyaaryahankii heerka koowaad Cabdulqaadir Xuseen Xasan ”Carabey oo lagu soo dhaweeyay magaalada London
    Waxaa magaalada London galbeedka lagu qabtey xaflad lagu soo dhaweynayay ciyaaryahan hore Cabdulqaadir Xuseen Xasan oo ku magac dheer Carabey oo degan magaalada Dubai, kaasoo todobaadkii tagey soo gaarey magaalada London, mudane Carabey wuxuu ka soo mid ahaan jirey ciyaartooydii barisamaadkii kooxda Waxool iyo Sancadda.   Xafladan ay soo qabanqaabiyeen Somali Week ... Read More
  • Waraysiyada

  • Xayeysiinta
  • Who is online
    web counter
Free Theme By Game Music Soundtracks | Game Wallpapers | VPS Hosting | Website Hosting
Copyright © 2012  All Rights Reserved.