Dr.Cali Cusmaan:”Maxamed Buube Halyey Isboorti Soomaaliyeed”
ATLANTA: Waxaa Magaaladda Atlanta ee Cariga Mareykanka lagu qabtay Casuumad qado ah oo lagu soo dhaweenaayo Halyey Maxamed Buube oo booqasho gaaban ku yimid magaaladda Atlanta oo uu kula kulmay asxaab badan oo ay ka soo wada shaqeeyeen Horumarinta Isboortiga Soomaaliyeed waayahii berisamaadkii kuwaa oo kala ah Dr. Cali Cusmaan ... Read More
Somali Youth training centers compete in football tourney
A team from the school Djibouti soccer training center on Sunday won the week-long football tournament for children between under 15 years of age from 8 football training centers in the Somali Capital Mogadishu.
According to Somali Football Federation technical director Awil Ismail Mohamed the competition was meant to know the ... Read More
Wafdi Isboorti oo lagu soo dhaweeyay Minnesota
Wafdi isboorti oo ka socday London,kana koobnaa odayaal isboorti iyo cayaaryahannadii Kubadda koleyga Soomaaliyeed ee barisamaadka ayaa lagu soo dhaweeyay gobolka Minnesota, iyaga oo ciyaaro saaxiibtinimo oo K/koleyga ah la sameeyay odayaasha dhiggooda ee cayaaryahannadii kubadda koleyga. Waxaana labada kooxoodba ay ka qaybgali doonaan tartanka cayaaraha ee loogu magacdaray Somali/Ashland ... Read More
Magaalada Amsterdam oo lagu qabanaayo koobka HIRDA AMSTERDAM SUMMER CUP 2011
Waxaa magaalada Amsterdam dalka Holland lagu qabanayaa maalinimada Axadda oo ay taariikhduna tahey 29/05/2011 Koobka HIRDA Amsterdam Summer Cup 2011 oo ay ku tartami doonaan 8 kooxood oo kale kale imaan doono magaalooyin kale duwan oo dalka Holland ah.
Kooxahaas oo loo kale qaybiyay labo qaybood oo min 4 ah, tartankaan xiisaha ... Read More
Qorituurka Somali Cup Helsinki 2011
Helsinki: Xaflad Balaadhan oo Lagu Sameynaayey Isku aadka ciyaaraha Somali Cup ayaa lagu qabtey dalka finland Magaaladiisa Helsinki, Xafladaasi oo loo soo agaasimey si heer sare ah waxaa ka soo qeyb galey marti sharaf badan , iyo mas,uuliyiinta qabanqaabada ee uruka dhaqanka iyo isboortiga ee Finland (Socus )
Ciyaarahan waxay furmi doonaan ... Read More
Madixii tababarrada wasaradii Isboortiga Soomaaliya oo geeriyooday.
Alle ha u naxariistee waxaa habeen hore magaalada Muqdisho ku geeriyooday Ismaaciil Cali Kaamil oo shaqooyin badan kasoo qabtay wasaaradii Isboortiga Soomaaliya bari samaadkii markii ugu dambeysayna ahaa madaxa waaxda tababarada ee wasaaradii isboortiga Soomaaliya.
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa bulshada Soomaaliyeed gaar ahaana bahda isboortiga uga tacsiyadeeyay geeridaa naxdinta leh ee ... Read More
Ciyaaryahano Soomaaliyeed oo ka qayb gala tartanka 13-naad ee Nijmegen Global Athletics oo lagu qabanaayo magaalada Nijmegen dalka Holland
Ciyaaryahano Soomaaliyeed oo ka qayb gala tartanka 13-naad ee Nijmegen Global Athletics oo lagu qabanaayo magaalada Nijmegen dalka Holland
Waxaan codsi u jeedinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee degan magaalada Nijmegen inay ka qayb galaan,islamarkaana taageero weyn u muujiyaan ciyaaryahano Soomaaliyeed oo ka qayb qaadanaya tartanka 13-naad ee Nijmegen Global Athletics oo ... Read More
Xafladdi xuska Sannadguuradii 68 S.Y.L. iyo qorituurka Somali week 2011
Waxaa Galbeedka magaalada London xaafada Wembley lagu qabtey xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu xusayay sanadguuradii 68 ee ururkii SYL iyo Qorituurka koobka Somaliweek London.
Xafladaasi waxaa ka soo qayb galey Wasiir ku xigeenka Isboortiga iyo dhalinyarada mudane Cali Afgooye, odayaasha magaalada, Haweenka, Dhalinyarada, fanaan iyo bahda ... Read More
Xiriirka Kubada cagta oo cafiyay masuuliyiin ganaaxnaa
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa soo saaray qoraal uu cafis
ugu fidiyay Macalinkii hore ee xulka qaranka Maxamed Cabdulle Farayare
iyo xoghayaha Naadiga Dekedda Muqdisho Cabdulaahi Maxamed Bashiir
“Kuwaataro”
Kadib shir guddiga fulinta xiriirka Soomaaliyeed ee kuabada cagta uu
ku yeeshay xaruntiisa magaalada Muqdisho laguna dhageystay codsiyo
cafis doon ah oo ka yimid masuuliyiinta la ... Read More
Cash sharaf aad loo soo agaasimay iyo tartan saaxiibtimo oo ah kubada cagta ayaa dhexmartay Finland iyo Uk looguna tala galay 15 May
Casho sharaf aad loo soo agaasimay laguna soo dhawaynayey bahda isbortiga ee North London , wembley iyo Alfanaan super qalid ayaa xalay ka dhacday bariga magaalada helsinki.
Cashadaas waxaa soo qaban qaabiyey ururka dhaqanka iyo isboortiga ee dalka finland marka la soo gaabiyo loo yaqaan ( Socus ry) iyo bahda isbortiga ee helsinki.
Intii ... Read More














