Helsink: Somali Cup 2011 oo soo gabagaboobay
Helsinki: waxaa ka socday maalmihi udanbeeyey dalka finland magaaladiisa helsinki tartan kubada cagta ah ee loogu tala galay soomaalida ku nool dalkan finland tartankan oo aalaaba ay soo qaban qaabiyaan ururka dhaqanka iyo sportiga ee dalka finland (Socus ry), iyadoo ay sanadkan ka soo qayb galeen 10 kooxood oo ka ... Read More
Helsink: Somali Cup oo soo gaaray Semifinal
Helsinki: waxaa ka socdo dalka finland magaaladiisa helsinki tartan kubada cagta ah ee loogu tala galay soomaalida ku nool dalkan finland tartankan oo aalaaba ay soo qaban qaabiyaan ururka dhaqanka iyo sportiga ee dalka finland (Socus ry), iyadoo ay sanadkan ka soo qayb galeen 10 kooxood oo ka kala yimid ... Read More
Somalia’s Elman FC off to Tanzania for CECAFA club tourney
Elman Football Club, the current champion in Somalia on Wednesday flew to Tanzania for the 2011 CECAFA Kagame club cup which will kick off in Dar es Salaam on Saturday 25th of June.
A small farewell ceremony has been held at the Elman FC headquarters in Mogadishu where Somali Football Federation ... Read More
FAALLO: Wasaaradda Sportiga xiriir nuucee ah ayaa kala dhexeeya Guddiga Olimbikada Qaran
Muddo 30-maalmood gudahood ah waxaa Wasiirka iyo agaasimaha guud ee Wasaaradda Isboortiga Soomaaliya ay qoreen laba waraaqadood oo ay aheyd inay ka ka fiirsadaan ka hor intaan la dirin, sida ay aaminsanyihiin khuburada Isbooriga (Sports Analysts), iyadoo waraaqahaas aysan ka turjumeynin wada shaqeynta Wasaaradda iyo Hey’adaha kale ee horumarinta Ciyaaraha ... Read More
Maanta oo taariikhda tahay 22 jun 2011 ayaa ciyaara ka furmeen Magaalada Stockholm
Maanta oo taariikhda tahay 22 jun 2011 ayaa ciyaara ka furmeen Magaalada Stockholm Ee wadanka swedan Ciyaarahaas oo lagu magac daray Ciyaaraha Gobolada Waxaana kasoo qayb galay 8 deed Kooxood oo ka kala Socda Gobolada swedan waxaana lagu kala magacaabaa kooxaha Qaran Fc Rinkeby Star Real Husby Hässelby Eskilstuna Rågsved ... Read More
Horyaalkii 12aad ee Kubadda Gacanta oo la soo Xiray
MUQDISHO: Waxaa si habsami leh loogu soo gabagabeeyay Garoonka Kubadda Gacanta ee Degmada Waberi Horyaalka 12aad ee Wiilasha Kubadda Gacanta Soomaaliya, kaasi oo ay ka qeybgelayaan 8 kooxood.
Horyaalkan 12aad waxaa xertaankiisa ka qeybgalay Mas'uuliyiin ka socday Guddiga Olambikada Soomaaliyeed, Madaxda Xiriirada iyo Maamulka Degmada Waberi.
Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Gacanta ... Read More
Cayaarihii Somali Cup 2011 helsinki oo Furmay
Helsinki; Waxaa maalinimadi shalay ee Taarikhdu ahayd 15/06/2011, lagu qabtey magaalada Helsinki, ee Caasimada Wadanka Finland koobka Somali Cup 2011 oo ay ku baratamayeen sanadkaan 10 kooxood, kuwaasoo ka kale yimid magaalooyin kale duwan oo ku yaalo dalka Finland
Koobkan ayaa waxaa soo agaasimay iskuna duba riday Ururka Somali Culture Sports ... Read More
Kooxda Elman oo ku jirta diyaar garow horyaalada bariga iyo bartama afrika
Muqdisho: Kooxda Elman oo ah horyaalka dalka soomaliya 2011 ayaa waxay ku jirtaa diyaar garow oo ay uga qayb galeyso tartanka horyaalada bariga iyo bartama afrika oo bisha jun 25 keeda ka furmi doona dalka Tansania casimadiisa Daara-salaam.
waxaa booqasho ku tagay xarunta elman Macalin cabdulkadir xasan cumar daadow oo dagan ... Read More
Xafladdii Qorituurkii cayaaraha SomaliWeek Minnesota oo la qabtay
Tartankii cayaaraha toddobaadka Soomaalida ee Minnesota ayaa habeenimadii xalayto oo taariikhdu ku beegnayd 06/14/2011 qorituurkiisii lagu qabtay xarunta ururka SAYEC (Somali American Youth Enrichment Club),kaasi oo ay ka soo qaybgaleen dhammaanba 13 ka kooxood oo iyagu sannadkan ku tartamaya koobkan qiimaha badan ugu fadhiya bulshada Soomaalida ee ku dhaqan Minnesota.
Tartankan ... Read More
Mukhtaar Cali Afgooye oo looga yeeray Xulka Da’yarta U15 dalka England
Xiriirka Kubadda cagta dalka England (FA) warqad ay u soo direen ciyaaryahan ka tirsan da'yarta kooxda Chelsea ayay ku sheegayaan inay ku casumeen koobka Nike World Cup 2011 oo lagu qaban doono magaalada Manchester, Koobkaas oo ay ka soo qayb gali doono wadamo badan oo ay ka mid tahey xulka ... Read More














