Boston oo ku guulaysatay koobkii Kubadda cagta Somaliweek Minnesota
Ciyaarihii toddobaadka Soomaalida ee kubadda cagta ayaa si heer sare loogu soo gabagabeeyay garoonka kubadda cagta ee James griffin Stadium ee St.paul maalinimadii ay taariikhdu ku beegnayd 4th July 2011, halkaasoo ciyaartii kama danbaysta ahayd ay isku faro
saaareen labada kooxood ee kala ahaa Texas Tigers oo ka socotay gobolka ... Read More
Tartanka Somali football Festival oo hakad galay iyo Mogadishu stars.Fc oo u soo gudubtay SemiFinal.
Kooxda Mogadishu stars.fc oo ka mid ah kooxihii ka qaybgalayey tartanka Somali football festival 2011 ayaa ka mid noqotay kooxaha afarta ah ee isugu soo haray tartankan ka dib markii ay kooxda Banaadir maalinimadii Sabtidii dambiil goolal ah uga adkaatay.
Cayaartan oo ahayd cayaartii ugu dambaysay ee tartankan qaybihiisii hore ayaa ... Read More
Via Roma oo ku guulaysatay koobkii Kubadda Koleyga ee Somaliweek Minnesota
Kooxda kubadda koleyga ee Via Roma oo iyadu masalaysay Minnesota ayaa si xarago leh ugu guulaysatay koobkii kubadda Koleyga toddobaadka Soomaalida ee Minnesota kadib markii cayaartoodii kama dambaysta ahayd (Final) ay si qurux badan uga adkaadeen kooxdii ka socotay Atlanta GA oo iayaduna ka mid ahayd kooxihii ugu ciyaarta wanaagsanaa ... Read More
Xaflad looga hadlayay u adeegida danta guud iyo casharada laga barto ayaa lagu qabtey magaalada London
Xaflad looga hadlayay u adeegida danta guud iyo casharada laga barto ayaa lagu qabtey magaalada London
Xaflad aad u qurux badan islamarkaana ay ka soo qayb galeen bahda isboortiga Soomaaliyeed ee degan magaalada London ayaa lagu qabtey xaafada Wembley, xafladaasi waxaa soo qaban qaabiyay ururweynaha mideynta qurbajoogta isboortiga Soomaaliyeed ee UK ... Read More
Cayaaraha gobolada Sweden + Sawiro
Magaalada Stockholm ayaa ka socday tartan ay isku arkaan qaar ka mid ah kooxaha Soomaalida e ka Dhisan Sweden qaas ahaan kuwooda degan Stockholm, tartankaan oo loogu magac daray cayaaraha gobolada Sweden oo galay sanadkii sadexaad. Cayaaraha gobolada oo dib loo aasaasay markii ay cayaaraha xagaaga ka tanusaleen guddigii cayaaraha ... Read More









