Safaarada Soomaaliya ee Kuwait ayaa ku soo dhaweysay kooxda Somaliweek Diaspora dalka Kuwait
Waxaa magaalada Kuwait caasimada dalkaas ee Kuwait ayaa waxaa soo gaarey kooxda Somaliweek Diaspora iyo marti sharafkii la socde, iyadoo garoonka caalamiga ah waxaa kaga hor tagey Qunsulka dalka Soomaaliya mudane Abiiib iyo xubno kale oo ka socdey jaaliyada iyo safaarada Soomaaliya, kadibna waxaa loo kaxeeyay halkii loogu talagley ciyaartooyda ... Read More
Astur Jaamac oo lagu soo dhaweeyay Minnesota
Astur Jaamac Cilmi oo ka mid ahayd gabdhihii xulka qaranka Soomaaliyeed ee Kubadda koleyga iyo kooxdii gabdhaha ee naadigii Jeenyo ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota oo ay maalmahanba ku sugnayd, Waxaana halkaasi si diiran ugu soo dhaweeyay masuuliyiin, macallimiin iyo ciyaartooydii hore ee naadiyada iyo xulka ... Read More
FIFA sends Somali sympathy
The president of international football governing body FIFA Joseph S. Blatter has written to Somalia’s FA President Said Mahmoud Nur to express his condolences for the car bomb that ripped through the capital of Mogadishu Tuesday killing over hundred people mostly students.
“I would like to express my profound sympathy with ... Read More
HORUMARINTA SPORTIGA WAA HORUMARINTA DHALINYARADA
Ururka daryeelka deegaanka ee Deegaan-Bille waxa uu bahda sportiga ugu baaqayaa in la hagaajiyo sportiga, si dhalinyarada niyadooda sare loogu qaado.
Dhallinyarada miyiga ku nool waxay ka qeyb qaadan karaan dhammaan cayaaraha fudud iyo kubada cagta, sidoo kale waxay ka hari lahaayeen waxyaabaha caqabada ku ah bulshada ay la nool yihiin.
Dhallinyarada ... Read More
Somali-Ethiopia world cup qualifying match transferred to Djibouti
The preliminary round of the 2014 world cup qualifying matches between
Somalia and Ethiopia which was due in Nairobi on the 11th of November
was transferred to Djibouti as a result of a FIFA ban on Kenya.
The international football governing body FIFA on Monday revealed that
Kenya had been banned from hosting 2014 ... Read More
Fartuun Cismaan oo ku guulaysatay abaalmarinta Virginia
Fartuun Cismaan oo bulshada isboortiga ay ugu yeeraan (Ali Dheere), kana tirsanaan jirtay cayaaryahannadii qaranka Soomaaliyeed ee cayaaraha Fudud iyo gabdhihii kubadda koleyga ee naadigii Muqdisho ayaa ku guulaysatay abaalmarinta sannadlaha oo ay bixiyaan hay’adda Mcknight Foundation oo iyadu bixisa deeqaha ugu badan ee gobolka Minnesota , ka dib markii ... Read More
Ururka Badbaadada Isboortiga Soomaaliya oo Koobka Nabadda ku qabtey magaalada Muqdisho
Waxaa labadii todobaad ee la soo dhaafey magaalada Muqdisho caasimada dalka Soomaaliya ka socdey koob loogu magac darey koobka Nabadda, koobkaas oo ay ku tartamayeen da’yar Soomaaliyeed oo da’doodu ka yar tahey 13 sano jir ayaa waxaa koobkaad soo qaban qaabiyay oo dhigey ururka badbaadada isboortiga Soomaaliyeed oo ka howl ... Read More











