Bahda Sportiga Mudug oo soo dhawaysay Koobkii Ciyaaraha ee hirda Amsterdam Futsal Tournament 2011
Iyadoo Magaalada Amsterdam ee Dalka Holland dhawaan lagu soo gabgabeeyay Koobkii Ciyaaraha hirda Amsterdam Futsal Tournament 2011 oo ay ka qaybgalay 24 kooxod oo ka kala yimid wadamada caalamka sida Britian, Norwey, switzerland iyo Nederlands islamarkaana ay goob joog ahaayeen Inkabadan 6000 oo taageerayaal ah ayaa Koobkaasi waxaa soo dhaweeyay ... Read More
Ciyaaraha HIRDA AMSTERDAM FUTSEL TOURNAMENT 2011, oo lagu soo gaba gabeeyay Dalka Holland. Sawirro.
Waxaa Magaalada Amsterdam ee dalka Holland lagu soo gaba gabeeyay Koobka Ciyaaraha Fustalka ee "Amsterdam Fustal Tornament 2011? kaasi oo ah koob sanad waliba Bisha December dhamaadkeeda lagu qabto Magaalada Amsterdam ee dalka Holland, iskuna arkaan Kooxaha Jaaliyadaha Soomaalida ee dalalka Yurub.
HIRDA AMSTERDAM FUSTEL TOURNMENT 2011, oo sanadkaan ahaa kii ... Read More
Guddoomiyaha Degmada Yaaqshiid :wiilasheyda koobka ayay qaadayaan.
Guddoomiyaha degmada Yaaqshiid Muxuyadiin Xasan Jurus oo xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagtu uu u aqoonsaday guddoomiyaha ugu kubad jacaylka badan tartanka degmooyinka ayaa waxaa uu sheegay in uu aad ugu rajo weyn yahay in wiilashiisu ay ku guuleysan doonaan koobka degmooyinka marka cayaarta kama dambeysta ah ay jimcaha la yeeshaan ... Read More
SOMALIA IYO SOO ROGAAL CELINTA SPORTIGA
Ururka daryeelka deegaanka ee Deegaan-Bille oo ka mid ah ururada bulsho rayidka ee wadda shaqeynta la leh dhallinyarada Soomaaliyeed, si dhallinyarada looga jeediyo falalka lidka ku ah dadka, duunyada iyo deegaanka.
Ururka waxa uu soo dhaweenaya dhaq dhaqaaqyada sporti ee cayaartooyda Soomaaliyeed ay ku lug leeyihiin, iyaga oo isugu jira Gabdho ... Read More
Tartankii Degmooyinka oo semifinal soo gaaray
Wiilasha kubada Cagta ee degmooyinka Yaaqshiid iyo WadaJir ee gobalka Banaadir ayaa galabta xaqiiqsaday in ay usoo talaabeen wareega 4-ta ee semifinalka tartanka nabada gobalka Banaadir oo lixdii maalmood ee lasoo dhaafay ka soconayay garoonka Stadium Banaadir.
Galabta waxaa sidii caadadu ahayd la qabtay laba cayaarood waxaana cayaarta hore ay dhex ... Read More
Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta furay ciyaaraha degmooyinka gobolka Banaadir (Daawo Sawirada)
Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo ay soo qaban qaabiyeen maamulka gobolka Banaadir oo daaha looga qaadayay ciyaaraha degmooyinka ayaa waxaa xariga kajaray mudane Shariif Sheekh Axmed madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya.
Munaasabaddani oo aheyd mid caalami ah ayaa waxaa kasoo qeyb galay masuuliyiin fara badan oo katirsan dowladda kooxaha ciyaartooyda 16-ka ... Read More










