Goolka com. Waa Hoyga Sportiga Somaliya

  • Home
  • About
  • Contact Us
  • Netxidh Hosting
  • SOCUSRY
You are here : » Archives for January 2012
  • Login
    • Login
    • Site Admin
  • BBC&VOA
  • Somali Link
    • Cayaaraha
    • cayaarahadunida
    • CayaarahaSwedan
    • Ciyaaro
    • Deeyoo
    • Isboorti
    • Kubadda
    • Somali Week
    • Somaliinfo
    • Somalisc
    • Somsports
    • sspamedia
  • Somali football History

Tartanka Koobka Horyaalka Kubbada Cagta ee Jaaliyadda Soomaaliyeed Magaalada Jidda, Sacuudi Carabiya

Published By goolka1 On Tuesday, January 31st 2012. Under News    
Tartanka Koobka Horyaalka Kubbada Cagta ee Jaaliyadda Soomaaliyeed Magaalada Jidda, Sacuudi Carabiya
Xiriirka Kubbadda Cagta ee Jaaliyadda Soomaaliyeed Magaalada Jidda Boqortooyada Sacuudi Carabiya waxey ogeysiineysaa dhamaan Kooxaha ka dhisan Magaalada Jidda iyo Nawaaxigeeda inuu furmi doono Tartankii Koobka Kubbadda Cagta Horyaalka ee Jaalliyadda Soomaaliyeed Magalaada Jidda Boqortooyada Sacuudi Carabiya qorituurka kooxaha wuxuu dhacayaa Maalinta Khamiista Habeenka Jimacaha soo Galeyso taariikhduna ay tahay ... Read More

Qado-sharaf lagu sagootinayey guddoomiyaha SSCA Cabdi Kuus oo ka dhacday Manchester.

Published By goolka1 On Monday, January 30th 2012. Under News    
Qado-sharaf lagu sagootinayey guddoomiyaha SSCA Cabdi Kuus oo ka dhacday Manchester.
Xaflad qado-sharaf ahayd oo lagu sagootinayey guddoomiyaha ururka sport ga ee magaalada Manchester SSCA mudane Cabdi Kuus ayna ka soo qaybgaleen odayaasha Sport ga ee magaalooyinka Manchester iyo Liverpool ayaa ka dhacday magaalada Manchester ee waqooyiga dalkan ingiriiska. Xafladdan oo ay si wada-jir ah u soo qabanqaabiyeen ururka SSCA iyo kooxda ... Read More

Halyeeyo Isboorti oo booqasho sharaf ugu tagay Axmed Cabaas Busuri

Published By goolka1 On Saturday, January 28th 2012. Under News    
Halyeeyo Isboorti oo booqasho sharaf ugu tagay  Axmed Cabaas Busuri
Qaar ka tirsanaa cayaaryahannadii hore ee qaranka Soomaaliyeed ee kubadda cagta iyo koleyga ee ku nool  gobolka Minnesota  ayaa booqasho gaaban ugu tagay halyeygii caanka ahaa ee qaranka Soomaaliyeed  kubadda Cagta  iyo naadigii Muqdisho Axmed Cabaas Busuri  oo isagu ku nool  magaalada Ann/arbor ee gobolka Detroit Machigan. Axmed Cabaas ayaa isagu ... Read More

Xiliga la qabanayo tartanka European Old Boys (Manchester) oo la shaaciyey.

Published By goolka1 On Saturday, January 7th 2012. Under News    
Xiliga la qabanayo tartanka European Old Boys (Manchester) oo la shaaciyey.
Ururka SSCA iyo kooxda Oldd Boys ayaa shaaciyey xiliga rasmiga ah ee ay qabsoomi doonaan cayaaraha kubadda cagta ee cayaartoydii ka cuslaatay kubadda cagta ee jaaliyadaha soomaaliyeed ee ku dhaqan qaaradda Yurub, sanad walibana ka dhaca magaalada Manchester ee dalka Uk. Shir ay maamulka kooxda Old Boys iyo ururka SSCA isugu ... Read More

Urur cusub oo lagu dhawaaqay magalada Manchester

Published By goolka1 On Monday, January 2nd 2012. Under News    
Urur cusub oo lagu dhawaaqay magalada Manchester
Waxaa lagu qabtay hoolka phill Marten Centre oo ku yaala xaafadda somaalida ku badan ee moss side magalda Manchester Xaflada furitanka ururka cusub oo lahu magacaabo Somali Sports & Culture Association (SSCA) ururkaan waxaa guddoomiye kaa ah mudane cabdukadir abubaker sayid (Abdi kus) guddomiye ku xigeenka koowaad mudane Mohammed Ibrahim ... Read More

Macallin sacad cumar geedi oo casho sharaf loogu sameeyey Manchester

Published By goolka1 On Sunday, January 1st 2012. Under News    
Macallin sacad cumar geedi oo casho sharaf loogu sameeyey Manchester
Waxaa xalay casho sharaf loogu sameeyey magaalada Manchester macallin sacad cumar geedi oo ku nool sweden casho sharafta waxaa u sameeyey ururka cusub ee dhowaan laga furay Manchester waxaa goob jog ka ahaayeen gudoomiyaha ururka cabdi kuus iyo gudoomiye ku xigeenka ( iidow) iyo m afey iyo ciyaartoydii hore sida ... Read More
  • Waraysiyada

  • Xayeysiinta
  • Who is online
    web counter
Free Theme By Game Music Soundtracks | Game Wallpapers | VPS Hosting | Website Hosting
Copyright © 2012  All Rights Reserved.