Tacsi tiiraanyo leh. (Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun)
Alaha naxariistii janno ha siiyee waxaa saakay ku geeriyootay magaalada Mogadishu Hooyo Xaawo Cali Guuleed oo ahayd hooyadii dhashay soona barbaarisay cayaartoydii kooxihii kubadda cagta ee naadiyadii Jeenyo iyo horseed iyo xulkii qaranka soomaaliyeed Bashiir Cilmi Maxamed (Bashiir Jeenyo), Cumar Cilmi (Cumar fuundi) iyo Xasan Cilmi (Xasan Gana).
Hadaba ayagoo ka tiiraanyeysan geeridan naxdinta ... Read More
Cayaaraha Somali Cup 2012 Helsinki Isku aadkooda
koobka Somali cup 2012 helsinki Finland ee ciyaaraha kubada cagta oo la qaban doono 25.6.2012 oo lagu qaban doono bariga magaalada helsinki xaafada kontula, sanadkana ay ka soo qayb gali doonaan 12 kooxood oo ka kala imaanaayo gobolada dalka Finland tartankan oo socon doona ilaa iyo 2.7.2012 , waxaana aalaaba soo qabanqaabiya ... Read More
MAN CITY OO KU GUULEYSATAY HORYAALKA INGIRIISKA
Galabta oo axad ah ayaa aheyd galab la soo gabagabeynaayey horyaalka ingiriiska, galabta waxay ciyaar aad u xiiso badan dhex martay Man city iyo QPR, Ciyaarta ayaa qeybtii hore waxaa ay kooxda Man City heshay goolkii koowaad kadib markii ciyaaryahanka qadka dhexe uga ciyaara ee Yaya Toure uu kubbad meel ... Read More
Maxaa ka cusub tartanka k/Cagta Jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada Jidda
Ciyaaro ka tirsan Koobka Horyaalka Jaalliyadda Soomaaliyeed Magaalada Jidda ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa la qabtay 11/05/2012 waxaana kooxuhu isu arkeen sedan: Jubba Airways waxay madaxa isla galeen L L P P – halka Xiddigaha Kakane iyo Iftin Stars ay wada cayaareen iyadoo Waberi Star ay la cayaartay Bakool ... Read More
Xafladii dhalinyarada cuslaatay ee xaafada southall ee 4-5may 2012
Waxaa lagu qabtayn xaafada southall ee galbeedka london tartan ay ka sooqayb galeen 4kooxood oo kala haa
southall
wembley
north london
finland
waxa isku soo dubaridey ciyaarahaa gudiga qabanqaabada ee bahda isboortiga southall
cumareeto
fadxi yusuf
xuseen fowqa
shiikh osman
xasan jama
abdi xayle
waxaa kaloo sahley ama fududeeyey barnaamijka maxamed oromo oo shiradiisa Easyway Driving ay kaqayb qaadatay hirgelinta tartanka,
waxaa ka ... Read More
Wembley oo soo dhaweysay reer Finland
Xaflad lagu soo dhaweeynayay bahda isboortiga reer Finland ayaa waxaa lagu qabtey galbeedka magaalada London,waxaana soo agaasimey dhalinyarada isboortiga Soomaaliyeed ee degan xaafada Wembley, kuwaasoo isku xilqaamey inay casho sharaf u sameeyaan wafdi iskugu jirey ciyaartooy iyo maamul ayna hogaaminayeen Gudoomiye Imad iyo Qooje,kuwaasoo maalmihii tagey marti u ahaa bahda ... Read More
Baroor diiq/duco loo sameeyay halgamayaashii Isboortiga ee geeriyooday.
Habeenimadii xalayto oo taariikhdu ay ku beegnayd 04/10/2012, waxaa makhaayadda Safari Restauranti isugu yimid bahweynta isboortiga noocyadiisa kala duwan iyo jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota, iyaga oo halkaasi baroordiiq iyo duco ugu sameeyay halgamayaashii isboortiga ee dhawaantan ku geeriyooday qaraxii ka dhacay xaruntii golaha murtida iyo madadaalada ee magaalada Muqdisho ... Read More
Ururka SOCUS Ee Wadanka Finland AyaaTacsi U Sameeyay Masuuliyiinti Sportigga Soomaaliyeed.
Waxaa maalinimadii Isniinta aheyd, taariikhduna ay tahay 09.04.2012 lagu qabtay makhaayada Banaadir iyo Xarunta Somalivaen midnimo oo ku taalla barriga magaalada Helsinki ee wadanka Finland kullan baroor-diiq iyo tacsi isugu jiray oo loo sameeyay masuuliyiintii sportigga soomaaliyeed ee ku geeriyootay qarixii dhowaan ka dhacay Tiyaatarka Qaranka ee magaalada Muqdisho ee kala ahaa ... Read More
Swedan oo ku guuleysatay Tar-tankii Cayaartoyda Cuslaatay oo loogu magacdaray Axmed Cali Xasan (Jamhuuriya) Qaarada Yurub oo Ka Dhacay Wadanka Finland.
Magaaalada Helsinki ee caasimada wadanka Finland ayaa waxaa ka dhacay tar-tanka cayaartoyda cuslaatay ee wadamada Yurub. Tar-tankan oo sanadkan loogu magacdaray allah u naxariistee Axmed Cali xasan (jamhuuriya) oo bahda sportiga soomaaliyeed aad u wada yaqaaneen ahaana nin sporti ah, ayaa waxaa ka soo qeyb-galay sagaal kooxood oo ka kala ... Read More
Tacsi Anagoo ah bahda sportiga dalka finland
Anagoo ah bahda sportiga dalka finland waxey Tacsi tiiraanayo leh u dirayaan Dhamaan Bahda Isboortiga Soomaaliyeed meelkastooy joogaan Gaar ahaan Qoyskii iyo qaraabadii ay ka geeriyoodeen Gudoomiyihii Guddiga Olombikada Soomaaliyeed Aadan Xaaji Yabarow Wiish iyo Guddoomiyhii Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliyeed Saciid Mugaambo oo ay ku geeriyoodeen maanta Magaalada Muqdisho, waxeyna ... Read More














