Sydom oo si dirqi ah uga adkaatay Hotmix
kooxda kubadda koleyga ee Sydom ayaa iyadu si dirqi ah uga adkaatay kooxda Hotmix ciyaartoodii kama dambaysta (finalka) oo habeenkii xalay oo taariikhdu ku beegnayd 03/16/2012 lagu qabtay garoonka YWCA ee magaalada Minneapolis,gobolka Minnesota (USA).
Tartankaasi isaga ah oo soo socday muddo saddex bilood ku dhawaad ayaa waxaa qabanqaabadiisa iska lahaa ... Read More
Waxaa magaalada Manchester ee cariga ingiriika lagu soo gabagabeeyey tartan sanadeedkii SOMALI EUROPEAN OLD BOY TOURNAMENT
Waxaa maalintii sabtida ee 3 Maaro 2012 lagu qabtay magaalada magaalada Manchester cayaarihii dhalinta cuslaatay ee jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalalka Yurub kaasoo loogu magac daray Somali European Old boys Tournament.
Ciyaarahan oo sanad walba ka dhaca magaalada Manchester ayaa waxaa loogu talagalay in ay isku arkaan ciyaartoyda soomaalida ee ... Read More
Dream team wadanka Finland oo shalay soo gaaray manchestar
Waxaa shalay oo ay taariiqdu ahayd 01.03.2012 ayaa waxaa soo gaaray kooxdii dream teamka ee dalka finland iyagoo ka qayb galaya ciyaaraha old boys tournament oo lagu qabanaayo magaalada manchestar 3.3.2012 .
Shalay waxaa garoonka diyaaradaha ee liverpool nagu soo dhaweeyey gudiga qabanqaabada ciyaaraha old boys manchestar oo ay hogaaminaayeen Axmed ... Read More
Helsinki Futsal Tournament HFT 2012 Socus ry
Helsinki: Helsinki Futsal Tournament HFT 2012 oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa shalay oo ay taariiqdu aheyd 18.02.2012 ayaa lagu qabtay Magaaladda Helsinki ee dalka Finland Tartankan oo ahaa tartan socday hal maalin.
Tartankan helsinki futsal tournament oo ay ka soo qayb galeen 8 kooxood oo ka kala ... Read More
Tartanka Koobka Horyaalka Kubbada Cagta ee Jaaliyadda Soomaaliyeed Magaalada Jidda, Sacuudi Carabiya
Xiriirka Kubbadda Cagta ee Jaaliyadda Soomaaliyeed Magaalada Jidda Boqortooyada Sacuudi Carabiya waxey ogeysiineysaa dhamaan Kooxaha ka dhisan Magaalada Jidda iyo Nawaaxigeeda inuu furmi doono Tartankii Koobka Kubbadda Cagta Horyaalka ee Jaalliyadda Soomaaliyeed Magalaada Jidda Boqortooyada Sacuudi Carabiya qorituurka kooxaha wuxuu dhacayaa Maalinta Khamiista Habeenka Jimacaha soo Galeyso taariikhduna ay tahay ... Read More
Qado-sharaf lagu sagootinayey guddoomiyaha SSCA Cabdi Kuus oo ka dhacday Manchester.
Xaflad qado-sharaf ahayd oo lagu sagootinayey guddoomiyaha ururka sport ga ee magaalada Manchester SSCA mudane Cabdi Kuus ayna ka soo qaybgaleen odayaasha Sport ga ee magaalooyinka Manchester iyo Liverpool ayaa ka dhacday magaalada Manchester ee waqooyiga dalkan ingiriiska.
Xafladdan oo ay si wada-jir ah u soo qabanqaabiyeen ururka SSCA iyo kooxda ... Read More
Halyeeyo Isboorti oo booqasho sharaf ugu tagay Axmed Cabaas Busuri
Qaar ka tirsanaa cayaaryahannadii hore ee qaranka Soomaaliyeed ee kubadda cagta iyo koleyga ee ku nool gobolka Minnesota ayaa booqasho gaaban ugu tagay halyeygii caanka ahaa ee qaranka Soomaaliyeed kubadda Cagta iyo naadigii Muqdisho Axmed Cabaas Busuri oo isagu ku nool magaalada Ann/arbor ee gobolka Detroit Machigan.
Axmed Cabaas ayaa isagu ... Read More
Xiliga la qabanayo tartanka European Old Boys (Manchester) oo la shaaciyey.
Ururka SSCA iyo kooxda Oldd Boys ayaa shaaciyey xiliga rasmiga ah ee ay qabsoomi doonaan cayaaraha kubadda cagta ee cayaartoydii ka cuslaatay kubadda cagta ee jaaliyadaha soomaaliyeed ee ku dhaqan qaaradda Yurub, sanad walibana ka dhaca magaalada Manchester ee dalka Uk.
Shir ay maamulka kooxda Old Boys iyo ururka SSCA isugu ... Read More
Urur cusub oo lagu dhawaaqay magalada Manchester
Waxaa lagu qabtay hoolka phill Marten Centre oo ku yaala xaafadda somaalida ku badan ee moss side magalda Manchester Xaflada furitanka ururka cusub oo lahu magacaabo Somali Sports & Culture Association (SSCA) ururkaan waxaa guddoomiye kaa ah mudane cabdukadir abubaker sayid (Abdi kus) guddomiye ku xigeenka koowaad mudane Mohammed Ibrahim ... Read More
Macallin sacad cumar geedi oo casho sharaf loogu sameeyey Manchester
Waxaa xalay casho sharaf loogu sameeyey magaalada Manchester macallin sacad cumar geedi oo ku nool sweden casho sharafta waxaa u sameeyey ururka cusub ee dhowaan laga furay Manchester waxaa goob jog ka ahaayeen gudoomiyaha ururka cabdi kuus iyo gudoomiye ku xigeenka ( iidow) iyo m afey iyo ciyaartoydii hore sida ... Read More














