Somali-Ethiopia world cup qualifying match transferred to Djibouti
The preliminary round of the 2014 world cup qualifying matches between
Somalia and Ethiopia which was due in Nairobi on the 11th of November
was transferred to Djibouti as a result of a FIFA ban on Kenya.
The international football governing body FIFA on Monday revealed that
Kenya had been banned from hosting 2014 ... Read More
Fartuun Cismaan oo ku guulaysatay abaalmarinta Virginia
Fartuun Cismaan oo bulshada isboortiga ay ugu yeeraan (Ali Dheere), kana tirsanaan jirtay cayaaryahannadii qaranka Soomaaliyeed ee cayaaraha Fudud iyo gabdhihii kubadda koleyga ee naadigii Muqdisho ayaa ku guulaysatay abaalmarinta sannadlaha oo ay bixiyaan hay’adda Mcknight Foundation oo iyadu bixisa deeqaha ugu badan ee gobolka Minnesota , ka dib markii ... Read More
Ururka Badbaadada Isboortiga Soomaaliya oo Koobka Nabadda ku qabtey magaalada Muqdisho
Waxaa labadii todobaad ee la soo dhaafey magaalada Muqdisho caasimada dalka Soomaaliya ka socdey koob loogu magac darey koobka Nabadda, koobkaas oo ay ku tartamayeen da’yar Soomaaliyeed oo da’doodu ka yar tahey 13 sano jir ayaa waxaa koobkaad soo qaban qaabiyay oo dhigey ururka badbaadada isboortiga Soomaaliyeed oo ka howl ... Read More
Cayaarihii Somali Week 2011 oo soo garaay semi Finalkii
Koobkii Somaliweek London sanadka 2011 ayaa galey qaybihii ugu dambeeyay, ciyaaro aad u xiisa badnaa oo ku dhaxmarey garoomada New River iyo The Pavillion ayaa waxaa fooda isku darey kooxaha kale ah:
Nabadda FC iyo Jubba FC ayaa waxaa soo badiyay kooxda Nabadda oo uu macalin u yahey macalin Maxamed Brasab ... Read More
Tartan kubadda Koleyga oo ka dhacay Minneapolis
Tartan saaxiibtinimo oo kubadda koleyga ah ayaa maalinimadii sabtida oo ay taariikhdu ku beegnayd 07/23/2011 lagu qabtay garoonka kubadda koleyga ee Brain Coyle community, kaasoo ay isaga hor yimaadeen kooxo ka socday ururka SYDOM iyo kooxo ka socday magaalada Willmar oo uu hoggaaminayay tababare Aadan Cabdullahi oo ku magac dheer ... Read More
Socdaalkii manchester ee macallin Giftin iyo Axmed C/llahi Imad 16.07—19.07.2011
Waxaa booqasho Gaaban oo taariikhi ah ku tagay magaalada manchester mid ka mid ah halyeeyadda Isboortiga Soomaaliyeed soo maray, kaa oo ay umadda Soomaliyeed qiimo u hayso isla markaana aysan waligii iloobi doonin doorkii shariifka ahaa oo uu ka soo qaatay horumarinta Isboortiga Soomaaliyeed waana Tababare Maxamed Xaaji Giftin iyo ... Read More
Bahda Sportiga North London oo casho sharaf ugu qabtey magaalada London Gudoomiye Axmed Imad, Sugule saciid salax, Cabdullahi jabuuti oo ka yimid Helsinki
London :Waxaa magaalada London loogu qabtey Casho sharaf lagu soo dhaweynayay Marti ka timid dalka Finland magaaladiisa Helsinki Gudoomiyaha Ururka dhaqanka iyo sportiga ee dalka Finland Axmed Abdullahi (Imad) , Sugule saciid Saalax , Cabdullahi Jabuuti xaflad oo ay soo agaasimeen bahda Sports Soomaalida North London xaflada ayaa lagu qabtey ... Read More
Nu’man wins Somali Futsal for peace and friendship tourney
Somali Football Federation has on Tuesday concluded a four-week long Futsal for peace and friendship tournament which was won by Nu’man Futsal team boys in the final match.
During the hotly contested final match Nu’man boys defeated their Horseed rivals by 8-2. This was the worst humiliation that a team meets ... Read More
SFF EC member wounded in an accident
Bashir Mahmoud Gesey, member of Somali Football Federation executive committee and chairperson of Futsal committee within the federation has been seriously wounded in an accident over the weekend.
Mr. Gesey left office and was riding his motor-bike toward home when a buss hit his bike and knocked him down over the ... Read More
Maxamed Abdullahi oo ku guulaystay shahaadada tabbaranimo ee kubadda gacanta (Handball)
Tababarkan isaga ah oo u qaybsanaa laba qaybood ayaa qaybtiisa hore oo socday 10 maalmood waxaa lagu qabtay waddanka Qatar, waxaana lagu baranayay Sharciyada iyo farsamooyinka casriga ee cayaarta kubadda gacanta, iyada oo qaybtii labaad oo socday muddo 7aad ahna lagu qabtay wadaanka Cummaan.
Tababarkan ayaa waxaa loogu talo galay wadaamafda ... Read More














