Koobkii Jaaliyada Soomaaliyeed ee Finland oo furmay

Tartanka caanka ah ee sandkiiba mar la qabto looguna magac daray koobka jaaliyada Soomaaliyeed ee Finland ayaa shlay jimcihii si rasmi ah uga furmay magaalada Helsinki ee xarunta dalka finland.

Koobkan oo uu soo abaabulay isla markaana hir geliyay Ururka Dhaqanka iyo Isboortiga Soomaaliyeed ee magiciisa loo soo gaabsho SOCUS ayaa waxaa ka qeyb galaya 12 kooxood oo ka kala dhisan gobalada dalka Finland uu ka kooban yahay,sida uu sheegay Guddoomiyaha Ururka qaban qaabiyay ee SOCUS.

                                  Omar Jamac

                      Cabdullahi Maxamuud Salxaan Eenow